Erayo jacayl oo ku haboon in aad markasta adeegsato

 EREYO JACEYL OO MACAN



• Farxadeydiyey aniga waan ku Jeclahay waxaan kuu Jeclahay sida aad u Jeceshahay Nafsadaada oo kale ,iftiinkii nolosheyda ayaad tahay ,Adiga Murugteyda ah adiga, Farxadeyda, ah ,Xanaaqeyga Raali ahaanshisiisa waa adiga, Jiradeydana Adigaa Daawo u ah , waxaan u Noolahay Adiga dartaada, .

Qof walbo aan isku dayo inaan la Hadlo iyadaan Moodaa ,Ma-aqaano sababta.

• Aad iyo aad ayaan kuu Jeclahay Waqti walbo adigaan kaafakaraa Dadku way ila yaabaan waqtigaan adiga kaa fakaraayo!!




• Aad ayan kugu xiisay marwalbo waxaan hamiyaa inaan noqdo ilin ka dhalata indhahaaga kuna noolaado Dhaforkaaga korkiisa, kuna dhinto Bishimahaaga Korkooda.

• waan ku Jeclahay adigoo ii dhow waan ku Jeclahay adigoo iga fog,intaba adigaan ku jeclahay .

• aad iyo aad ayaan kuu Jeclahay waa tahay Nolasheyda iyo Qalbigeyga

• Gaclisadeydiyey adiga waxaa tahay Jaceylkeyga ugu horeeyey ugana dambeeyay waqti walbo xagaagi ayaan ahay .

• Qaaliyey Nolasha waa Qaali Da`duna waa siidii Ubixii oo kale Nolashaan ad u jeedo waa Maalmo kooban Jaceylkana waa hal mar ixasuuso Marwalbo haddaan ahay qof la Xasuusto.

• Gacaliso Nolal ma jirto adiga la`aantaada Qof ma jiro aan nolasheyda ku aamini karo ilaan adiga ka aheyn waxaa tahay Qalbigeyga iyo Nolashyeyda Ha igu kalifin inaan u dhinto Jaceylkaaga Dartiisa.



• Gacalisadeydiyey Hadaadan adiga ila joogin wax farxad ah ma sameeyi .

• waligeyga kuma ilobi doono Maalin walbo iyo Saacad walbo ilaa ay geerida iga timaado









Post a Comment

Previous Post Next Post